Dil toorey loo adeegsaday oo loo geestay Wariye C/risaaq Siciid Cismaan 

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in kooxo toorey ku hubeesan xalay magaaladaasi ku dileen Wariye C/risaaq Siciid Cismaan oo ka howl galayay Idaacada Codka Nabada . Kooxo toorey ku hubeesnaa oon heebtooda la garan ayaa xalay toorey ku weeraray Wariye C/risaaq Siciid Cismaan xili uu kasoo baxay goobtiisa shaqo, waxaana Wariyaha lagu … Continue reading Dil toorey loo adeegsaday oo loo geestay Wariye C/risaaq Siciid Cismaan